Sargaal katirsan Ciidamada AMISOM oo Soomaaliya ku sifeeyay Doofaar oo kale !!!

Qarmada Midoobay iyo dalalka reer Galbeedka waxa ay marwaliba sheegaan iney ka go’antahay dhisida Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, balse waa waxba kama jiraan, sidaasi waxaa lagu yiri Maqaal lagu daabacay Wargeyska Foreignpolicy. Todobaad ayaa laga joogaa markii Golaha Qaramada Midoobay ay isku raaceen in muddo kordhin loo sameeyo ciidamada Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ilaa bisha … Continue reading Sargaal katirsan Ciidamada AMISOM oo Soomaaliya ku sifeeyay Doofaar oo kale !!!